Maamulka Jubbaland oo bilaabaysa Dhoofinta Dalagyada Sisinta iyo Mooska.

0
21

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili dhawaan Dekadda Kismaayo dib looga bilaabay dhoofinta dalaga Liin dhanaanta ayaa Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland waxay sheegtay in dadaal ay ku bixinayso sidii ganacsatada loogu fududayn lahaa dhoofinta dalagyada kasoo go’a beeraha ku yaalo deegaanada Jubbaland gaar ahaan dalagyada Sisinta iyo Mooska.

Waxaa SooJeedinaya :- Cabdi Fitax Axmed Maclow

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here