Degaanka Ceel-duur Ee Degmada Baxdo oo laga Dhagax dhigay Ceel biyood.

0
16

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaanka ceel-duur ee hoostaga degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa laga dhagax dhigay ceel Biyood ay baahi weyn uqabeen dadka kunool degaankan.
Ceel Biyoodka waxaa hirgalinaya ganacsato degaanka ka soo jeeda oo ku mideysan madal horumarineed.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here