Wasaaradda Waxbarashadda Hirshabeelle oo Qaadaneysa 400 oo Macallimiin ah.

0
12

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda waxbarashad Maamulka Hirshabelle ayaa la filayaa In ay dhawan qadato ku dhawaad 400 oo macalin kuwaas oo wax ka dhigi doona iskuulada ku yaala deegaanada maamulka Hirshabeelle.

Waxaa Soo Jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here