Wasaaradda waxbarashadda Hirshabeelle oo shaacisay natiijada imtixaankii fasalka 8-aad.

0
22

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaflada ku dhawaaqista Natiijada Fasalka 8-aad ee dugsiyada dhaxe ayaa lagu qabtay Magaalada jowhar ee Caasimada Hirshabeelle.

Waxaana ka soo qeyb galay munaasbada arday , Bahda waxbarashada , waalidiin iyo Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle.

Waxaa Soo Jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here