Hooyooyinka Jowhar oo loogu Baaqay in Carruurta laga Talaalo Cudurada halista Ah.

0
12

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kadib marka uu dhasho Dhalaanka Wuxu qaata Talaalka Cudurka dabeesha iyo cuduro kala duwan kuwaas oo difaac caafimaad unoqda Caruurta.

Magaalada Jowhar Waxa Ku yaala Ilaa 3 Goob oo hooyada iyo dhalaanka Loogu Tala galay waxa ayna bixiyan talaalka noocyadiisa kala duwan.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here