Diyaarad uu iibsaday madaxweynaha Nigeria oo caro badan ka dhaliyay dalkaas.

0
14

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Shacab badan oo u dhashay dalka Nigeria ayaa si caro leh ugu falceliyay diyaarad loo soo iibiyay madaxweynaha dalkaas, BolaTinubu, iyadoo dalku wajahayo culeyso daran oo dhaaale.

Diyaaradan ayaa la soo iibiyay muddo ka yar laba todobaad kadib markii kumanaan shacab ah oo u dhashay Nigeria ay dibedbaxyo ka dhigeen guud ahaan waddanka, kuwaas oo looga soo hor jeedo sare u kac ku yimid qiimaha maciishadda.

Bishii June ee sanadkan, xildhibaanada baarlamaanka waddankaas ayaa soo jeediyay soo iibinta laba diyaaradoodoo loogu talo galay madaxweynaha iyo ku xiigeenkiisa, iyagoo sheegay in kuwii hore aysan ahayn kuwa badqab leh.

Diyaaraddan ayaa bedeli doonta noocii hore ee Boeing BBJ 737-700.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here