Booliska Magaalada Baladweyne oo Wada Qorshe ka dhan ah Tuugada dhaca u geysata Bulshada.

0
20

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Taliye ku xigeenka saldhiga Boliska maagalada Baladweyne ahna madaxa baarista gobolka Hiiraan Ahmed Cali oo u waramay Radio Beerlula ayaa sheegay ineey wadaan dadaallo looga hortagayo falalka lidka ku ah amaanka gaar ahaan dhaca taleefanada loo geeysto bulshada magaalada.

Waxaa soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here