Dowladda Soomaaliya oo tababareeysa seddex kun oo macalimiin Haween ah.

0
15

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabduqaadir ayaa sheegay in Seddex kun oo gabdho ah la siinayo tababaro macalinimo iyo caafimaad.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here