Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay in ay qaatan wacyigelinta la xiriira Caafimaadka.

0
19

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Si looga hortago cudurada faafa iyo kuwa saameeya caafimaadka Bulshada ayaa dhaqaatiirta Magaalada Jowhar waxa ay ku baqeen in la jogteeyo wacyigelinta la xirira caafimaadka aadanaha islamarkana loo bahanyahay in bulshada ay ku dadaalan caafimaadkooda.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here