Qoysas danyar ah oo Deeq Rashiin loogu qeybiyay degmada Baraawe.

0
17

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee Sodma ayaa 750 qoys waxa ay gargaar ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka ugu qeybisay Degmada Baraawe ee gobalka Shabeellada Hoose.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here