Dowlada Somaliya oo Xalisay Cabashoooyinkii ay Qabeen Ganacsatada.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudan Biixi Imaan Cigge ayaa shaaciyay in la xiliyay dhammaan caqabadihiii ay soo jeediyeen Ganacsatada Soomaaliyeed, kadib shir muhiim ah oo saacado qaatay oo ay Dekadda Muqdisho ku yeesheen maanta Taliska Booliska Soomaaliyeed, kan Nabadsugidda Qaranka, maamulka Dekadda iyo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.

Waxaa Soo Jeedinaya:-  Cabdiwali Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here