Wasiirka Waxbarashada Suudan oo u geeriyooday Cudurka Macaanka.

0
16

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka waxbarashada Suudaan Muhmoud Sir Al Khatim Al Houri ayaa meydkiisa laga helay qolka hotel uu degganaa oo ku yaalla magaalada Giza ee dulleedka Qaahira, sida ay sheegeen Booliiska Masar.

Baaritaan lagu sameeyay waxaa la sheegay inuu u dhintay wareegga dhiiga oo istaagay,xaaladdaa oo ka dhalatay cudurka macaanka oo uu qabay.

Bulshada kunool dalka Masar aya aad looga hadal haayaa geerida Wasiirka waxbarashada dalka Suudaan, iyada oo la filayo in saacadaha soo socda ay dowladda Iiraan War kasoo saarto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here