Shirka guddiga sare ee Jaamacadda Ummadda oo Muqdisho lagu qabtay.

0
18

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya Faarax Cabdulqaadir oo kullan la qaatay Maamulka guddiga  Jaamacadda ummada Soomaaliyeed kaa oo diirada lagu saarayey muhiimada ay leedahay dardar galinta howlaha waxbarashada iyo shaqada Jaamacadda ummada Soomaliyeed taa oo uu wasiirka sheegay in isbadal balaaran Jaamacadda sameeysay mudada ay ka howlgaleysay dalka.

Waxaa Soo Jeedinaya : –Cabdifitax Axmed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here