Haweenka ka ganacsada Iibinta Hilibka Kalluunka oo ku Badanaya Baladweyne.

0
15

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Farxiyo Cabdi Xasan waa hooyo ku nool Magaalada Baladweyne islamarkaana iibiso malaayga ama Kalluunka webiga shabeelle iyadoo dhaqaalaha ay ka hesho nolosha qoyskeeda ku maareeyso.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here