Maamulka Jubbaland oo ku Baaqay in Dhalinyarada lagu dhiirigaliyo Waxbarashada.

0
14

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa bulshada Soomaaliyed lagu qiyaasaa in %75 ay Dhalinyaro yihiin waxaana lagama maarmaan ah in dhalinyarada lagu dhiiragaliyo doorka balaaran ee ay bulshada kaga jiraan gaar ahaan dhinacyada waxbarashada iyo fursadaha shaqo ee wadanka ka jira mudnanta la siiyo dhalinyaradu si gaar ah uga faa’iidaystaan.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here