Horumar dhanka dhismaha Wadooyinka oo ka Socda Kismaayo.

0
17

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka u ah Maamulka Jubbaland ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey waxa ka soconayay dib u dhisbalaran oo dhanka wadooyinka iyo goobaha danta guud ah kuwaa oo dib loogu soo celinayo bilacda Magaaladasi.

Waxaa soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here