Haweenka ku Biiraya Ganacsiga Hilibka Xoolaha oo ku soo badanaya Jowhar.

0
15

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenka iibiya hilibka xoolaha ayaa kusoo badanaya Suuqa lagu iibiyo Hilibka noocyadiisa kala duwan ee degmada Jowhar kuwaasi oo qaar kamid ah sheegay in sanado badan ay ka mareeyn jireen Nololmaalmedka qoyska.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here