Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wadayaasha gaadiidka isugu goosha Jowhar iyo Muqdisho ayaa ka hadlay bur Burka ka jira wadada xiriirisa degmooyinka Jowhar iyo Balcad waxa ayna maamulka gobolka, kan Hirshabeelle iyo dowladda Soomaaliya ka codsadeen in loo dar dargaliyo dhismaha wadadaasi si ay ufududaato isku socodka gaadiidka.
Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdfitax Axmed.