Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha iyo Dowladdaha Hoose ee Dowladda Hirshabeelle Mudane Cabdiraxmaan Daahir Guurre Karoore ayaa garoonka Maxamed Dheere waxa uu kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaamiyay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay ku wehliyaan xubno ka tirsan UN-OCHA.
Waxaa Soo Jeedineysa : – Sahro Cabdi.