Ilhan Cumar oo ku guuleysatay doorasho aad xasaasi u aheyd.

0
28

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ilhan Cumar oo ah mudane ka tirsan Koongareeska Mareykanka, ayaa marki afraad ku guuleysatay murashaxnimada kursiga ay ku matasho degmada shanaad ee gobolka Minnesota ee xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka.

Ilhan ayaa doorashada kaga guuleysatay Don Samuels oo isna ah siyaasi dimoqraadi ah. Waana marki labaad oo xiriir ah oo ay Don ku garaaceyso doorashada is reeb reebka kursiga degmada Shanaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here