Madaxweyne Guudlaawe iyo Xildhibaanada Soomaaliya oo ku Baaqay in loo gurmado dadkii ku hanti beelay dabkii ka kacay Jowhar.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe)  oo ay wehliyaan wafdiga labada Aqal ee BJFS ayaa soo indho-indheeyay suuqa Magaalada Jowhar oo uu qabsaday dab dhaliyay qasaaro maaliyaddeed oo xooggan.

Waxa ay dhammaan xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ugu baaqeen dowladda faderaalka iyo qurbajoogta in la caawiyo ganacsatadii ku hanti-beeshay suuqa Magaalada Jowhar.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here