Madasha Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya oo laga daahfuray Muqdisho.

0
16

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Maanta  Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka  Soomaaliya  ka furmay Madasha Horumarinta dhaqaallaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeybgalayaan wasiirro,xildhibaano iyo aqoonyahanno isaga kala yimid gudaha iyo Dibadda.

Waxaa Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here