Maamulka Degmada Jowhar oo Wadda Qorshe looga Hortagayo Maandooriyaha.

0
37

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isticmaalka maandooriyaha ayaa ah mid saameeyn ku yeelan karta Caafimaadka bulshada nabad ahaan iyo maskax ahaan dhalinyarada soo koreysa.

Si loogu hortago arintaasi ayaa weydiyay Xoghayaha dowladda Hoose ee Magaalada Jowhar Maxamuud Xasan Bariise sida loogu hortaagi karo isticmaalka maandooriyaha wuxuun Radio Isnaay u sheegay in ay wadaan qorshe looga Hortagayo maandooriyaha oo ay maanta isticmaalaan dhalinta intooda badan taasi oo uu sheegay in ay caqabad ku tahay Nabadda degmada Jowhar iyo deegaanada ku teedsan.

Waxaa Soo jeedineysa : – Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here