Sare ukac kuyimid Qiimaha Daawooyinka Beeraha Suuqyada Baladweyne.

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sare u kac laga dareemaya Qiimaha la iibiyo Daawooyiinka Beeraha ee Suuqyada Magaalada Baladweyne.

Daawooyiinka ay Sara ukaca ku yimaadeen ayaa waxaa kamid ah Cagaarisada , Cayayaan dilaha iyo Konkorta waxaana sababay Daawooyiinkaan oo ka go’ay suuqa islamarkaana waxaa batay baahida loo qabo.

Waxaa Soo jeedineysa : – Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here