Maamulka Degmada Baydhabo oo Amar ku soo rogay Gaadiidka Xamuulka ah.

0
16

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay Cabdullaahi Cali oo shir shiraa’id ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa awamiir kasoo saaray marinka Wadooyin oo dhismayaal ku socdo islamarkana ku yaalo Magaaladaasi.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here