Dhalinyarada Jowhar oo ku Baaqay in la Kordhiyo Wacyigelinta la xirira ka hortagga Tacadiyada Haweenka.

0
23

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In kastoo ay badanyihiin Tacdiyada loo geysto Haweenka Soomaaliyeed ayaa hadana waxaa Jira wacyigelino la xiriira in Haweenka Soomaliyeed ay yihiin lafdhabarka bulshada loona baahanyahay in la ilaaliyo xuquuqda dumarka.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here