Dhaqaatiirta Kismaayo oo ka digay halista Cudurka Cagaarshowga.

0
20

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xanuunka Cagaarshow waa caabuq ku dhaca  beerka kaas oo saameeya unugyada beerka waxaa uuna sababi karaa dhimasho hadii aan qofka si dhaqso ah looga daaweyn.

Waxaa Soo jeedineysa : – Sahro Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here