Dhalinyarada Jowhar oo Fursad Shaqo U Noqotay ka Ganacsiga Rootiga

0
68

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Shaqo la’aanta ka jirta Guud ahaan Dalka Soomaalliya ayaa sababtay in dhallinyaro badan ay ka tahriibaan Dalka halka kuwa kalena ay sameeysten Hal abuur Ganacsi oo ay ku maareeyaan Noloshooda.

Warbixinteena waxaan diiradda ku saareenaa dhallinyarada leh Hal-abuurka Ganacsi kuwaasi oo Noloshooda ka mareeya iibinta Rootiga.

 

 

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here