Xarun lagu Cilad bixiyo Aalada Computer-ka oo laga Hirgeliyay Jowhar.

0
25

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta badan Magaalada jowhar hore uma aysan laheyn Xarumo lagu Cilad bixiyo Aalada Computer-ka iyo Taleefoonada qaar balse waxaa haatan u istaagay dhalinyaro Reer Jowhar ah oo bartay Cilmiga Cilad Bixinta Computerada iyo Telefoonada Casriga ah.

Waxaa soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here