Bulshada Tuulada Banaaneey oo Codsaday in laga Taageero Waxbarashada.

0
29

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Banaaney waxa ay ka mid tahay tuulooyinka Hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle islamarkaane ay ku nool yihiin dad badan kuwaasi oo u baahan in ay heelaan wax yabaha asaasiga u bulshada sida Waxbarashada iyo Caafimadka.

Waxaa Soo Jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here