Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar Ee xarunta Gobalka Shabellaha dhexe waxaa ku nool bulsho aad u kala duwan Haba u badnaadan Beeraley iyo xoolo dhaqato, Isku xirnaanshaha maamulka iyo bulshada waxaa ay sahleysaa in la helo bulsho la shaqeysa maamulka Sida dayactirka iyo nadaafadda, caawinta dadka Barakacayasha, wax ka qabashada ciyaalweerada.
Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.