Dhalinyaro fursado shaqo ka helay Xarun Caafimaad oo ku yaala Baladweyne.

0
23

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Si loo baahi tiro b=Baahiyaha Caafimaad ee ka jira Gobolka Hiiraan ayaa Isbitaalka Faaruuq oo ka mid ah Isbitaalada ku yaal Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan shaqo abuur u sameeyay in ka badan sodan iyo labo dhallinyaro ah.

Waxaa Soo Jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here