Isticmaalka dalagga Qasabka oo ku soo Badanaya Magaalada Jowhar.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalagga Qasabka waxa uu ka mid yahay dalagyada lagu tacbo Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe.

Bulshada ku sugan Jowhar ayaa bilaabay Isticmaalka Dalagga Qasabka waxa ayna ku sheegeen in laga helo Faa,idooyin Caafimaad.

Waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here