Xildhibaanada Soomaaliya oo Ansixiyay Hindise-sharciyeedka ilaalinta Xuquuqda Naafadda Qaranka.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta u fariistay Ansixinta Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Xuquuqda Naafadda Qaranka.

Kalfadhiga ayaa waxaa shir gudoomisay Guddoomiye kuxigeenka koobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, Ajandaha looga dooday kulanka Maanta ayaa ahaa Aqrinta Seddaxaad ee Xeerka Ilaalinta Xuquuqda Naafadda Qaranka.

Waxaa Soo Jeedineysa : – Sahro Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here