Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Hay’adda FAO kala Hadlay wax ka qabashada xaaladaha Bini’aadannimo.

0
20

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Agaasimaha Guud Hay’adda Cuntada Adduunka oo Magaalada Baydhabo Gaaray.

Kulanka waxaa Madaxweyne Laftagareen ku Wehlinayey Wasiiro, Agaasimaha Madaxtooyada iyo Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here