Madaxweynaha Hirshabeelle oo degmada Jalalaqsi ka dhagax dhigay Mashaariic Horumarineed.

0
26

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe, Madaxweyne ku-xigeenka Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Qaar kamid ah Golaha Wasiirrada, Xubnaha Baarlamaanka Hirshabeelle, Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan, Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida iyo Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ayaa kormeer shaqo iyo dhagax-dhig ka sameeyay Degmada Jalalaqsi e Gobolka Hiiraan.

Waxaa soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here