Hoos udhac Ku Yimid Qiimaha Qudaarta Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
27

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qiimaha Qudaarta Suuqayada Magaalada Jowhar ayaa waxaa laga daremayaa hoos u dhac ballaaran taasi oo ay ku sheegeen Ganacsatada in ay sababtay dhamaan Beeraleyda Xilligaan dhulbeedeedka ay ku wada tacbadeen Qudaarta.

Waxaa Soo Jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here