China oo wershed ku kacaysa balaayiin dollar ka dhisaysa Turkiga

0
15

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkadda gawaarida sameysa ee Shiinaha ee BYD ayaa ku dhawaaqday in warshad balaayiin dollar ku kacaysa ay ka dhisi doonto dalka Turkiga,

Tani wexeey ka dhigantahay isbadal weyn oo ku yimid xiriirka labada dal taas oo muhiih u ah labada dhinac.

Tallaabadan ayaa timid ka dib sanado badan oo ay xiisad adagi ka taagneyd taageerada Ankara ay siiso dadka laga tirada badan yahay ee Uyghurs ee Shiinaha.

Masuuliyyin kamid ah Shiinaha aya arinkaan bogaadiyay iyagoo ku tilmaam guul soo hoyatay taasi door ka qaada karta hormarka dadka shiinaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here