Dhalinyarada Ku Shaqeysata Wadista Mooto Bajaajta oo Ku Soo Badanaayo Jowhar.

0
28

Jowhar– ( Radio Isnaay ) – Bajaaj Waa Mooto Saddex Lugooley ah Oo Aad Looga isticmaalo Magaalada Jowhar iyo Tuulooyinka Hoosyimaada Dhalinyarada Ayaa inta Badan ku Shaqeysata Mooto Dhug Dhugleyda , Waxa Ayna U Noqotay Shaqo Abuur iyaga Oo Nolosha Qoyska Ka Dabaro Wadista Mootada.

Dhalinyarada Ku Shaqeysata Mootada Bajaajta ah Ayaa u Qeybsan Laba Dhinac Qeyb Waa Milkiilayaal Halka Qeybta Kalana Ay Yihiin Shaqaale ku Shaqesyta Xirfadda Darawalnimada oo Kaliya.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here