Horumar dhanka Dhismaha ah oo laga dareemayo Magaalada Jowhar.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mudooyinkii ugu dambeeyay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa laga dareemayaa horumaro kala duwan sida Dhismooyin carsi ah, Ganacsiga iyo fidida Magaalada.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here