Deeq Daawo ah oo la Gaarsiiyay Barakacayaal ku nool Baladweyne.

0
26

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Si looga hortago Cudurka ka soo cusboonaaday Dalka ayaa waxaa deeq daawo ah la gaarsiiyay Barakacayaasha ku nool Kaamka Guudlaawe ee Magaalada Beledweyne.

Deeqdaan daawada ah ayaa waxaa si is xilqaan ah u geeyay kaamkaasi Ardayda wax kabarata Iskuulka Ileys Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Waxaa Soo jeedineysa ; – Sahro Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here