Gabdhaha Jowhar Ee ku Shaqeysta Xirfadda Cilaan Saarka oo Codsaday In Lamaalgeliyo.

0
49

Qaar kamid ah Gabdhaha waxbartay ee Magaalada Jowhar ayaa sameystay hal abuur si gooni ah ugu shaqeystaan islmarkaana ay ka maareeyaan naftooda.
Casiisa Maxamed ayaa ku shaqeysta xirfadda Cilaansaarka kaasi oo ay sheegtay in ay ka soo baratay xarumaha lagu barto farsmada gacanta ee Magaalada jowhar waxa ay radio Isnaay kaga warbixisay sida qoyskeeda ay kaga maareyso shaqadaan iyadoona codsatay in maalingelin loo sameeyo.

Waxaa SooJeedineysa :-Sahra Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here