Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Baladweyne ka daahfurtay Tallaalka Caruurta ka yar shanta sano.

0
17

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda iyo Siyaasadda gobolka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle ayaa magaalada Beledweyne ka furay tallaalka carruurta ka yar 5-ta sano ee aan qaadan talaalka ama dhameysan.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here