Maamulka Xaafadda Hantiwadaag oo Amar ka Soo Saaray Dadka ku Ganacsada Hareeraha Laamiga.

0
31

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Xaafadda HaniWadaag Cusmaan Xuseen oo wareysi siyay Radio Isnaay ayaa ka hadlay dadka ku ganacsada hareeraha laamiga kuwaasi oo iibiya hilibka Xoolaha waxaa uuna sheegay in marnaba aan la aqbili doonin in lagu ganacsado laamiga, dadka iibiya Hilibkana looga baahanyahay in ay tagaan Goobaha loogu talogalay in lagu iibiyo Hilibka Xoolaha.

Waxaa Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here