Wabiga Shabeelle oo laga Cabsi qabo in uu ku Fataho Deegaano katirsan Mahadaay.

0
18

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabsi hor leh ayaa soo foodsaratay dadka ku dhaqan Tuulada Xudur Ciise ee hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolka shabeellaha dhexe taasi oo ku adan in Fatahad uu sameeyo wabiga shabeelle ee Mara Tuuladaasi.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here