Haweenka ku Nool Deegaanada Jubbaland oo Bilaabay Horumarinta tacabka Beeraha.

0
28

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tacabashada dalagyada kala duwan ee Beeraha iyo wax soosaarka ayaa waxaa Kaalin weyn ka qaata Haweenka Soomaaliyeed waxa ayna durba bilaaben in ay wax soo saarka xoojiyan oo ay horumariyan.

Waxaa soo jeedinaya ;- Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here