Goobaha Caafimaadka Sida Gaarka ah loo Leeyahay oo Ku Soo Badanaya Jowhar.

0
21

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xarunta Wardi ayaa ka mid ah xarumaha caafimadka ee ku yaalada Magaalada Jowhar, waxaana xarumahaasi daawooyin ka doonta bukaanada la xanuunsanaya cudurada kale duwan.

Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here