Maamulka Degmada Jowhar oo Bulshada ugu Baaqay Qaadashada Talaalka Dabeeysha

0
29

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kahortagga Tallaalka ayaa ah mid muhiim u ah Bulshad kana hortaga Cuduro badan oo saameeya Caruurta sida Dabeeysha iyo Jadeecad.

Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe iyo kana Degmad Jowhar ayaa Bulshada ugu Baaqay in ay qaatan Tallaalka Caruurta 5sano ka yar si loo yareeyo cudura faafa.

Waxaa soo Jeedineysa : – Sahro Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here