Cudurka Gowracatada oo ka dilaacay deegaano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Dr. Maxamed Xasan Maxamed ayaa sheegay in 21 kiisas oo cudurka Gowracatada laga diiwaangaliyay deegaano katirsan Gobolka shabeellaha dhexe waxaana ilaa iyo hadda ugeeroyooday 2 qof.

waxaa soo jeedinaya: – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here