Madaxweynaha Hirshabeelle oo Ololaha Talaalka Caruurta ka daahfuray Aadan yabaal.

0
17

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxwaynaha Hirshabelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta daahfuray ololaha Talaalka carruurtii aanan qaadanin ama aan helin dhammaystiraka Talalka joogtada ah sannadahii lasoo dhaafay.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here